Connect with us

somalilandtoday.com

Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Tuka-raq Oo Ku Baaqay In La Kala Rarro Ciidan Beeleedyo

focus

Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Tuka-raq Oo Ku Baaqay In La Kala Rarro Ciidan Beeleedyo

Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Tuka-raq Oo Ku Baaqay In La Kala Rarro Ciidan Beeleedyo

(SLT-Tuka-raq)-Odayaal, madax dhaqameed iyo waxgarad ka soo jeedda degmadda Tukaraq ee gobolka Sool ayaa cabasho ka muujiyay deegaamayn cusub oo lagu waddo degmadda Tukaraq iyo degaamadda u dhaw-dhaw.

Madax dhaqameedkan iyo odayaashan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Tukaraq ayaa waxay ku baaqeen in la joojiyo deegaamayntaasi cusub oo ay sharci darro ku tilmaameen.

Waxa kaloo ay sheegeen in la kala rarro ciidamo beeleedyo lagu soo ururinayay deegaamadda Tukaraq muddooyinkii u danbeeyay.

Daawo Warka Waxgaradka Tukaraq,

More in focus

To Top