Connect with us

somalilandtoday.com

Farmaajo Oo Khadka Telefoonka Kula Hadlay Madaxweynaha Kenya

focus

Farmaajo Oo Khadka Telefoonka Kula Hadlay Madaxweynaha Kenya

Farmaajo Oo Khadka Telefoonka Kula Hadlay Madaxweynaha Kenya

(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ku sheegay twitter-ka inuu Madaxweynuhu uga tacsiyeeyey dadka ku dhintay diyaaraddii shalay ku dhacday meel u dhow magaalada Bardaale.

Diyaaradda waxaa ku dhintay lix qof oo iskugu jira Soomaali iyo Kenyan

Madaxweynaha Soomasliya ayaa ballanqaaday baadhitaan buuxa, oo lagu sameeyo dhacdadaas.

Dhinaca kale, warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in madaxweynaha Soomaaliya uu Kenya ku marti-qaaday inay ka qayb qaataan baadhitaanka lagu sameynayo dhacdadaas.

More in focus

To Top