Connect with us

somalilandtoday.com

Dagaalka U Dhexeeya Turkiga Iyo Imaaraadka Carabta Oo Sii Xoogeystey

focus

Dagaalka U Dhexeeya Turkiga Iyo Imaaraadka Carabta Oo Sii Xoogeystey

Dagaalka U Dhexeeya Turkiga Iyo Imaaraadka Carabta Oo Sii Xoogeystey

(SLT-Ankara)-Dowladdda Turkiga ayaa ugu baaqdey Imaaraadka carabtu in ay joojiyaan taageerada ay siiyaan kuwa aan sharciga ahay iyo maalgeliya ay siiyaan argagixisada.

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa ku eedeysey Imaaraadka carabta in siyaasadda ay ka wadaan Waqooyiga Afrika iyo Bariga dhexe ay tahay burburin, waxaana ay Imaaraadka ka codsadeen in ka tanaasulaan siyaasadda colaadinta ku dhisan.

Warka ka soo baxay Turkiga ayaa daba socda, war kale oo Imaaraadka carabtu ka soo saareen xaaladda dalka Liibiya, Imaaraadka carabta ayaa sheegay in Turkigu farogelin xooggan ku hayo xaaladda dalka Libya.

More in focus

To Top