Connect with us

somalilandtoday.com

Qofkii Ugu Horreeyay Oo Cudurka COVID 19 Ugu Geeriyooday Somaliland

focus

Qofkii Ugu Horreeyay Oo Cudurka COVID 19 Ugu Geeriyooday Somaliland

Qofkii Ugu Horreeyay Oo Cudurka COVID 19 Ugu Geeriyooday Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Magaalada Boorama waxaa maanta ku geeriyooday mid ka mid ah dadkii looga shakisanaa cudurka COVID19, iyadoo halkaasi lagu aasay.

Qofkan geeriyooday ayaa shaybaadhkiisa horey loogu diray dalka dibaddiisa, iyadoo la sugaayay natiijada jawaabta.

Qaabka loo aasay ayaa ahayd mid taxaddar badan, iyadoo dadka aasayna ay xidhnaayeen dharkii loogu talo-galay Coronaviruska.

Marxuumka ayaa ahaa nin dhalinyaro ah. Alle ha u naxariisto.

More in focus

To Top