Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Oo Hadda La Wareegtey Gaadhigii Ugu Horrayay Ee Si Sharc-darro Ah Qaad U Soo Galiyay Somaliland+Magaca Shirkadda Lahayd

focus

(SLT-Hargeysa)-Guud ahaan waxaa maanta Somaliland ka dhaqangalay arrintii la xidhiidhay qaad joojinta.

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay laga bilaabo maalinta Axada (26-ka bishan April) inaanan deegaanada Somaliland la keeni karin wax qaad ah, muddo 25 maalmood ah.

Xukuumadda Somaliland ayaa waxa ay maanta gacanta ku dhigtay Lana Wareegtey Gaadhi si sharci-darro ah u soo galinayay qaad, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top