Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxnweyne Biixi Oo Magacaabis Samaynaya

focus

Madaxnweyne Biixi Oo Magacaabis Samaynaya

Madaxnweyne Biixi Oo Magacaabis Samaynaya

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ku hawlan magacaabista guddi Somaliland ku metesha wada hadalka Soomaaliya.

Xogo uu helay wargeyska Geeska Afrika ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Biixi ka shaqaynayo magacaabista guddi ay ka mid yihiin aqoonyahanno reer Somaliland ah oo ay weheliyaan siyaasiyiin.

Warka ayaa intaasi raacinaya in wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya uu culays dardar gelin ah saarayo ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed oo horraantii sanadkan kulansiiyay madaxweyne Biixi iyo Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa hore u magacaabay guddida wada hadalka oo ay qaarkood dhalliilsan yihiin bulshada Somaliland.

More in focus

To Top