Connect with us

somalilandtoday.com

Ceel-Afweyn: Waa Sidee Xaaladda Deegaankii Shaqaaqadu Ku Dhex-martay Labada Beelood??

focus

Ceel-Afweyn: Waa Sidee Xaaladda Deegaankii Shaqaaqadu Ku Dhex-martay Labada Beelood??

Ceel-Afweyn: Waa Sidee Xaaladda Deegaankii Shaqaaqadu Ku Dhex-martay Labada Beelood??

Weftigii u hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Maanta kormeer indho indho ah ku tegay taliska ciidanka qaybta 3aad oo ku sugan Degmada Fadhigaab ee dhawaan shaqaaqadu ku dhex martay beelaha walaalaha ah.

Ujeedka Kormeerkani ayaa daaranaa sidii labada beelood ee dhawaan shaqaaqadu ku dhex martay Fadhigaab loo dhex dhigi lahaa Nabad.

More in focus

To Top