Connect with us

somalilandtoday.com

Roob Xooggan Oo Khasaare Naf Iyo Maal Ah Ka Gaystay Magaalada Diridhaba

focus

Roob Xooggan Oo Khasaare Naf Iyo Maal Ah Ka Gaystay Magaalada Diridhaba

Roob Xooggan Oo Khasaare Naf Iyo Maal Ah Ka Gaystay Magaalada Diridhaba

(SLT-Diridhaba)-Galinkii dambe ee shalay ayaa magaalada Diridhabe waxaa ka da’ay Roob xooggan oo khasaare naf iyo maal ah gaystay.

Roobkan oo saacado badan da’ayay ayaa dilay 2 carruur ah sidoo kalena dumiyay guryo dhawr ah.

Dhibaatada uu roobkan geystay ayaa  waxay usii dheer togga wayn ee Ashawa ee dhex mara magaalada oo soo fatahay kaddibna khasaare badan gaystay.

Magaalada Diridhabe ayaa maalmahan waxaa ka da’ayay roobab u badnaa wixii duhurka ka dambeeya, balse roobkii shalay ayaa ahaa mid ka duwan roobabkii maalmahan ka da’yey magaalada.

More in focus

To Top