Connect with us

somalilandtoday.com

Qof Looga Shakisanaa Cudurka Coronavirus, Lana Karantiilay Oo Ku Geeriyooday Puntland

focus

Qof Looga Shakisanaa Cudurka Coronavirus, Lana Karantiilay Oo Ku Geeriyooday Puntland

Qof Looga Shakisanaa Cudurka Coronavirus, Lana Karantiilay Oo Ku Geeriyooday Puntland

(SLT-Garoowe)-Guddiga Puntland u qaabilsan Ka hortagga cudurka Coronavirus ayaa ku dhawaaqay in qof looga shakisanaa COVID-19 uu geeriyooday, iyadoo baadhitaankii laga qaaday ay ka dhineyd natiijadiisu.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ka hortagga COVID-19 ayaa lagu sheegay in qofkan uu karantiil ahaa, iyadoo aanay sheegin halka uu ku geeriyooday, balse lagu caddeeyay qoraalka inuu ku geeriyooday deegaanada Puntland.

Sidoo kale qofkan karantiilka ku jiray ee geeriyooday natiijadiisa baadhitaan la sugayay, lana filayo in maanta la helo natiijadaas.

Haddii la caddeeyo inuu u dhintay COVID-19 waxaa uu noqon doonaa qofkii u horreeyay ee ugu geeriyooda deegaanada Puntland cudurkan.

More in focus

To Top