Connect with us

somalilandtoday.com

Berbera Oo Ay Ka Da’een Roobab Aad Loogu Qabowsaday

focus

Berbera Oo Ay Ka Da’een Roobab Aad Loogu Qabowsaday

Berbera Oo Ay Ka Da’een Roobab Aad Loogu Qabowsaday

(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaya magaalo xeebeeda Berbera ayaa sheegaya in magaaladaasi ay ka da’een roobab ay ku qabowsadeen dadka degan gobolkaasi.

Roobabkan ayaa hadda ka da’aya, waxaanu roobkani uu imanaya jawiga magaalada Berbera oo maalmihii u dambeeyey aad u kululaa, balse dadweynuhu waxa ay ku qabowsadeen Nimcada Alle.

Dhinaca kale roobabkan oo ka da’ay meelo badan oo Somaliland ka mid tahay ayaa aad loogu diirsaday.

More in focus

To Top