Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Amartay In Masaajidada La Xidho Muddo Bil Ah

focus

Somaliland Amartay In Masaajidada La Xidho Muddo Bil Ah

Somaliland Amartay In Masaajidada La Xidho Muddo Bil Ah

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in muddo 4 toddobaad ah la joojin doono in salaadaha lagu tukado masaajidda, iyadoo dadweynaha la faray in ay guryahooda ku tukadaan.

Sidoo kale, goobaha waxbarashada ayaa xidhnaan doona afar toddobaad oo kale, xanuunka Coronavirus awgii.

Dadka ajaanibta ah ee bilaa sharci ku joogga dalka ayaa loo qabtay in ay dalka kaga baxaan 5 maalmood.

More in focus

To Top