Connect with us

somalilandtoday.com

Qofkii Labaad Oo Cudurka Coronavirus Ugu Geeriyooday Dalka Jabuuti

focus

Qofkii Labaad Oo Cudurka Coronavirus Ugu Geeriyooday Dalka Jabuuti

Qofkii Labaad Oo Cudurka Coronavirus Ugu Geeriyooday Dalka Jabuuti

Dalka Jabuuti qofkii labaad ayaa cudurka Coronavirus u geeriyooday maanta. Sidoo kale tirada dadka laga helay cudurka maanta ayaa ah 37 ruux. Guud ahaana tirada guud ee cudurku hayaa waa 187 qof.

36 ruux ayaa ka bogsaday.

More in focus

To Top