Connect with us

somalilandtoday.com

Qofkii Ugu Horreeyey Oo Coronavirus Ugu Geeriyooday Gudaha Soomaaliya

focus

Qofkii Ugu Horreeyey Oo Coronavirus Ugu Geeriyooday Gudaha Soomaaliya

Qofkii Ugu Horreeyey Oo Coronavirus Ugu Geeriyooday Gudaha Soomaaliya

(SLT-Muqdisho)-Dawladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horreeyey uu gudaha Soomaaliya u dhintay cudurka Coronavirus, sida uu sheega Af-hayeenka wasaaradda Warfaafinta Ismaaciil Mukhtaar.

Marxuumka ayaa la sheegay inuu yahay qof nin ah oo 58 sanno jir ah oo aan safrin.

Soomaaliya waxaa ilaa haatan laga helay 8 kiis, waana qofkii ugu horreeyey ee cudurkan u dhintay.

More in focus

To Top