Connect with us

somalilandtoday.com

Eng Xuseen Deyr oo loo Magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddida Heer Qaran ee ka Hortagga COVID19

focus

Eng Xuseen Deyr oo loo Magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddida Heer Qaran ee ka Hortagga COVID19

Eng Xuseen Deyr oo loo Magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddida Heer Qaran ee ka Hortagga COVID19

(SLT-Hrageysa)-Madaxweyne Ku-xigeenka JSL ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee u diyaargarowga iyo ka hortagga Xannuunka Coronavirus, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa u magacaabay Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr) inuu noqdo Xoghayaha Guud ee Fulinta ee Guddida heer Qaran ee u diyaargarowga iyo ka hortagga Xannuunka Coronavirus.

Madaxweyne Ku-xigeenku wuxuu Qoraalka  uu ku magacaabay Eng. Xuseen Deyr uu ku sheegay inay ku guddi ahaan ku faraxsan yihiin inay u magacaabaan Xoghayaha Guud ee Guddidaasi, kaasi oo fulin doona hawlaha maalinlaha ah ee loo igmaday Guddida heer Qaran ee Xannuunka  Covid19.

Xuseen Aadan Cigge ayaa hore dalka uga soo qabtay Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada oo uu laba jeer soo qabtay.

More in focus

To Top