Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALIA: Laba Gabdhood Oo Walaalo Ah 3 Jir Iyo 4 Jir Ah Oo La Kufsaday+ Dhaawac Culus Oo Soo Gaadhay

focus

(SLT-Muqdisho)-Laba gabdhood oo walaalo ah oo kala ah saddex jir iyo afar jir, ayaa lagu kufsaday degaanka Bood-boodka oo katirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeeladda hoose ee dalka Soomaaliya.

Labadaan carruur ah oo dhaawac culus uu kasoo gaadhay kufsiga loo geystay, ayaa la dhigay Cisbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, halkaas oo xaaladdooda caafimaad lagula tacaalayo.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si kulul u cambaayeeyay kufsigaa arxan-darrada ah, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top