Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Joojinayso Diyaaraha Ka Imanaya Yurub Iyo Maraykanka

focus

Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Joojinayso Diyaaraha Ka Imanaya Yurub Iyo Maraykanka

Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Joojinayso Diyaaraha Ka Imanaya Yurub Iyo Maraykanka

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga xanuunka Covid 19 ayaa Soo saaray warsaxaafadeed lagu joojinayo diyaaraha ka imanaya Yurub iyo Maraykanka ee sida rakaabka.

More in focus

To Top