Connect with us

somalilandtoday.com

Tirada Soomaalida U Dhintay Cudurka Coronavirus Oo Korodhay

focus

Tirada Soomaalida U Dhintay Cudurka Coronavirus Oo Korodhay

Tirada Soomaalida U Dhintay Cudurka Coronavirus Oo Korodhay

(SLT-Sweden)-Waxaa sii kordhaya tirada dadka Soomaalida ee ugu geeriyooday caabuqa coronavirus waddamada barwaaqo sooranka ee qaarada Yurub.

Dalalkan ugu daran ayaa waxaa ka mid ah wadamada Sweden Norway iyo Denmark oo ka mid ah waddamada ay ku nool yihiin Soomaalida.

Dalka Sweden ayaa waxaa cudurkan ugu geeriyooday 23 qof, iyadoo 12 ka mid ah ay yihiin muwaadiniin Soomaali ah sida ay sheegtay Dowlada.

Yaasiin Cabdiraxmaan oo ka mid ah siyaasiyiinta Sweden ayaa ugu baaqay bulshada Soomaalida in taxadar ay muujiyaan ayna ku sugnaadaan guryahooda.

Dhanka kale caabuqa cudurkaan ayaa wuxuu saameeyay isku socodka dalalka Yurub.

More in focus

To Top