Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Wakiillada Oo La Isku Yeedhay Kulan Deg-deg Oo Ay Kaga Hadlayaa Arrimaha Komishanka Doorashooyinka

focus

(SLT-Hargeysa)-Waxa kulan aan caadi ahayn la isku yeedhay Xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland maalinta sabtida.

Kulankan ayaa codka kalsoonida loogu qaadaya labadii xubnood ee komishanka Doorashooyinka u matalayay xisbiyadda mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI.

More in focus

To Top