Connect with us

somalilandtoday.com

Roobkii Gu’ga Oo Ka Curtay Magaaladda Hargeysa

focus

Roobkii Gu’ga Oo Ka Curtay Magaaladda Hargeysa

Roobkii Gu’ga Oo Ka Curtay Magaaladda Hargeysa

Raxmaadkii ILLAAHEY ayaa maanta abaaro 3:50 daqiiqo ka curtay magaalada Hargeysa.

Roobkani oo muddo kooban da’ayay ayaa bulshaweynta magaalada Hargeysi ay aad ugu diirsaddeen.

Maalmihii u danbeeyay waxaa jiray kuleyl, iyo biyo yaraan ka jiray qaar ka mida xaafaddaha magaalada Hargeysa.

Waana maalintii koowaad ee Roobka Gu’gu uu ka da’ay magaalada Hargeysa iyo xawaaxigeeda, iyadda oo maalinkii shalay uun ay aheyd markii uu sidan oo kale uga da’ay roob aan sidaasi u badneyn magaalada Borama.

More in focus

To Top