Connect with us

somalilandtoday.com

focus

(SLT- Norway)-Xanuunka Coronavirus oo ah mid meelo badan oo dunida ah ku faafaya, iyadoo ay sii kordhayaan dadka uu ku dhacayo ama uu soo haleelayo xanuunkaas.

Cabdillaahi Xaashi Aadan waa nin Soomaali ah oo ku nool dalka Norway kaasi oo uu ku dhacay xanuunkan Coronavirus, waxaana sida uu xanuunku ugu dhacay, waxa uu dareemay iyo waliba xaaladiisu sida ay haatan tahay ka warramay, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top