Connect with us

somalilandtoday.com

Mareykanka Oo Xidhay Xadka Uu La Wadaago Dalka Canada

focus

Mareykanka Oo Xidhay Xadka Uu La Wadaago Dalka Canada

Mareykanka Oo Xidhay Xadka Uu La Wadaago Dalka Canada

(SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ay xidhayaan, xadka Mareykanka iyo Canada.

Trump ayaa tilmaamay in amarkaan uu saameyn doono dalxiisayaasha iyo dadka kale ee booqanaya Mareykanka.

Dhanka kale wuxuu sheegay in arintaan ay saameyn doonin xiriirka ganacsi ee Canada iyo Mareykanka, sida uu ku soo qoray bogga uu ku leeyahay Twitterka.

Ra’isul Wasaaraha Canada Mr Justin Trudeau ayaa dhankiisa war ka soo baxay goordhow waxaa lagu xaqiijiyay in labada wadan ay isla garteen Arintaan.

Xadka Mareykanka iyo Canada ayaa maalin waliba waxaa ka gudba 200,000 oo u badan muwaadiniinta labada Dal.

More in focus

To Top