Connect with us

somalilandtoday.com

Diyaarad Rakaab Sidday Oo Saaka Laga Celiyay Garoonka Magaalada Hargeysa

focus

Diyaarad Rakaab Sidday Oo Saaka Laga Celiyay Garoonka Magaalada Hargeysa

Diyaarad Rakaab Sidday Oo Saaka Laga Celiyay Garoonka Magaalada Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Diyaaradda rakaab sidday oo kasoo duushay Dubai oo laga-leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subixii hore laga celiyay in ay cago-dhigato garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ee caasimada dalka Soomaaliland.

Diyaaradda ayaa sidoo kale qorshaynaysay inay rakaab keento garoonka diyaaradaha Cigaal, halka kuwo kalena ay ka qaadi lahayd.

Ilo xog ogaal ah ayaa xaqiijinaya in rakaabka ay diyaaraddu kula noqotay magaalada Dubai, kadib soo-degidda loo diiday.

Arintan ayaa imanaysa xilli dawladda Soomaaliya ay hakisay duulimaadyada caalamiga ah si looga hortago caabuqa Coronavirus,in kasta oo ilaa iyo haatan xukuumadda Somaliland ayna joojin duulimaadyada caalami ah ee imaan jiray dalka.

More in focus

To Top