Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkii Beelaha Habar-Jeclo Iyo Garxajis Oo La Soo Gabo-Gabeeyay+SAWIRRO

focus

Shirkii Beelaha Habar-Jeclo Iyo Garxajis Oo La Soo Gabo-Gabeeyay+SAWIRRO

Shirkii Beelaha Habar-Jeclo Iyo Garxajis Oo La Soo Gabo-Gabeeyay+SAWIRRO

(SLT-Burco)-Shirkii magaalada Burco uga socday beelaha Habar-jeclo iyo Garxajis ayaa goor-dhawayd la soo gabo-gabeeyay.

Gabagabadii shirkan ayaa waxa maanta lagu soo casuumay dhammaan Salaadiinta Guud ee Beelaha Somaliland.

Shirkan oo muddo afar maalmood ah ka socda Huteelka City Plaza ee Magaaladaasi Burco ayaa maanta waxa laga soo saaray go’aamo ka kooban 9 qodob.

Warkan oo faah-faahsan goor dhaw la soco

More in focus

To Top