Connect with us

somalilandtoday.com

Nuxurka Qodobbo Laga Soo Saaray Shirkii Beelaha Habar-jeclo Iyo Garxajis

focus

Nuxurka Qodobbo Laga Soo Saaray Shirkii Beelaha Habar-jeclo Iyo Garxajis

Nuxurka Qodobbo Laga Soo Saaray Shirkii Beelaha Habar-jeclo Iyo Garxajis

(SLT-Burco)-Waxa Maanta Magaalada Burco lagu soo gebogabeeyay Shir-dhaqameed Saddexdii Maalmood ee u dambeeyay halkaa uga socday Beelaha Walaalaha ah ee Bariga iyo Galbeedka Burco.

Shirkan oo ay labada beelood kaga wada-hadlayeen sidii ay u horumarin lahaayeen deegaannada ay wada degaan, is-laab-xaadhasho iyo in wixii hore ee dhex yaallay laga gudbo ayaa waxa ka soo baxay 9 Qodob.

Halkan Hoose ka Akhri Qodobbada ka soo baxay Shirkii Samo-talis 1 ee Beelaha Bariga iyo Galbeedka Burco.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top