Connect with us

somalilandtoday.com

Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Gobolka Sool Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Laascaanood.

focus

Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Gobolka Sool Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Laascaanood.

Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Gobolka Sool Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Laascaanood.

Taliyihii Ciidamada Sirdoonka gobolka Sool Cabdiqani Guhaad, ayaa caawa lagu dilay Magaalada Laascaanood.

Taliye Guhaad ayaa la sheegay inuu gacanta ku hayay baadhista ciddii ka danbaysay dilka guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Sool oo qarax lagu dilay dhawaan.

La soco warkan oo faah-faahsan goor-dhaw

More in focus

To Top