Connect with us

somalilandtoday.com

“Dalku Ciidanka Qudha Ee Uu Haysto Ee Cudurkaas Wax Ka Qaban Karaa Waa…” Madaxweyne Biixi Oo Shirka Jaraa’id Qabtay

focus

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer uga hadlay xanuunka saf-maareenka ah ee dunida oo dhan ku faafaya ee Corona Virus iyo sida ay dawlad ahaan ugu diyaar garoobeen ka hortagga iyo la tacaalista xaalad kasta oo kasoo korodha xanuunkaas adduunka saameeyey.

Madaxweynaha Somaliland oo maanta saxaafadda kula hadlay qasriga madaxtooyada oo ay hareero joogaan xubnaha guddida ah ee uu dhawaan u magacaabay ka hortagga Xanuunka CORONA VIRUS, ayaa ugu horrayn caddeeyey inaanu caabuqaasi weli soo gelin Jamhuuriyadda Somaliland, islamarkaana warbixintii ugu dambaysay ee laga keenay xuduudaha kala duwan ee dalku ay caddaynayso badqab buuxa, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top