Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkii Beelaha Habar-Jeclo Iyo Garxajis Oo Si Rasmi Ah U Furmay+SAWIRRO

focus

Shirkii Beelaha Habar-Jeclo Iyo Garxajis Oo Si Rasmi Ah U Furmay+SAWIRRO

Shirkii Beelaha Habar-Jeclo Iyo Garxajis Oo Si Rasmi Ah U Furmay+SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Shirweynaha Beelaha Habar-jeclo iyo Garxajis ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Toddobaadkii u dambeeyay waxa Magaalada Burco ku qul-qulayey Madax-dhaqameed iyo Dad badan oo Haldoorka Bulshada ka mid ah, kuwaasi oo doonaya inay ka qayb-galaan Shirka Maanta furmay.

Suldaanka guud ee Beelaha Habarjeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse ayaa ugu horrayn shirka furay.

Shirka ayaa socona muddo afar maalmood ah.

More in focus

To Top