Connect with us

somalilandtoday.com

Tartan Heer Caalami Ah Oo Lagu Qabtay Hargeysa

focus

Tartan Heer Caalami Ah Oo Lagu Qabtay Hargeysa

Tartan Heer Caalami Ah Oo Lagu Qabtay Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa shalay ka qayb galay Tartano Kala duwan oo dhanka orodka ah oo lagu qabtay Caasimadda Hargaysa.

Tartankan Haaf Maaratoonka oo 21 Km ah waxaa Barbar socday Tartamo orod oo 10 Km iyo mid 5 Km ah Waxaana ka qayb qaadanayay orodyahano ka socday 9 dal oo Caalamka ah, Dhallinyaro u dhalatay Jamhuuriyadda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top