Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland Oo Joojisay Bixinta Dalku-galka (fiisaha) Dadka Ka Imanaya Itoobiya Ee Doonaya Inay Yimaadaan Somaliland

focus

(SLT-Hargeysa)-Somaliland ayaa si ku meel gaadh ah u joojisay bixinta dalku-galka (fiisaha), dadka ka imanaya Ethiopia ee doonaya in ay tagaan deegaamada Somaliland sida uu sheegay wakiil ku-xigeenka Somaliland ee Ethiopia Barkhad Kaariye.

“Waxaannu safaarad ahaan, annagoo horeba feejignaan saa’id ah u muujinay, si ku-meel-gaadh ah u joojinnay bixinta dal-ku-galka (Fiisaha), dadka doonaya inay Jamhuuriyadda Somaliland tegaan ee ka imanayay Itoobiya. Wixii soo kordha, bulshada waannu la socodsiin doonnaa”.Barkhad.

Ethiopia ayaa maanta shaacisay in qofkii ugu horreeyay oo qaba Cudurka Corona Virus laga helay waddankeeda.pl

More in focus

To Top