Connect with us

somalilandtoday.com

“Hargaysa Waa Magaalada Kaliya Ee Aan Lahayn…” Mdaxweyne Biixi

focus

“Hargaysa Waa Magaalada Kaliya Ee Aan Lahayn…” Mdaxweyne Biixi

“Hargaysa Waa Magaalada Kaliya Ee Aan Lahayn…” Mdaxweyne Biixi

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka sare ee ururka sarriflayaasha Somaliland ku bahoobeen ee WADA-JIR.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu horrayn xubnaha sarriflayaasha ah kula dardaarmay in waayo aragnimada iyo khibradda dheer ee ay hayaan uga faa’iideeyaan bulshadooda, kana dhigaan dhaxal ay manaafacaadsadaan jiilalka dambe ee dhalan doonaa, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top