Connect with us

somalilandtoday.com

Kooxda Xuutiyiinta Oo Xukuno Dil Ah Ku Riday Xildhibaanno Ka Tirsan Dawladda Yaman.

focus

Kooxda Xuutiyiinta Oo Xukuno Dil Ah Ku Riday Xildhibaanno Ka Tirsan Dawladda Yaman.

Kooxda Xuutiyiinta Oo Xukuno Dil Ah Ku Riday Xildhibaanno Ka Tirsan Dawladda Yaman.

(SLT-Yemen)-Kooxda Xuutiyiintu ee dagaalka kula jirta dawlada Dalka Yaman ayaa xukuno dil ah ku riday ku dhawaad 30 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka dalka Yaman, Xuutiyiinta ayaa xildhibaanada  ku eedeyeeyay in hantidooda loo adeegsado dagaalka ay dowladda Yemen kaga  soo horjeedo.

Maxkamada xukunka ku riday xidhibaanadda ayaa ah mid gaar ah oo ay Xuutiyiintu ku maxkamadeeyaan dadka ay u arkaan in  jiritaankooda ay caqabad ku yihiin.

Xuutiyiiinta ayaa sheegay in xidhibaanadani ay uga digeen inay dhaqaale ku bixiyaan dagaalka ay dawladdu ku hayso mucaaradka balse ay ka dhega adaygeen.

More in focus

To Top