Connect with us

somalilandtoday.com

Midowga Afrika Oo Shaaciyay Tirada Dalalka Afrika Ee Laga Helay Coronavirus

focus

Midowga Afrika Oo Shaaciyay Tirada Dalalka Afrika Ee Laga Helay Coronavirus

Midowga Afrika Oo Shaaciyay Tirada Dalalka Afrika Ee Laga Helay Coronavirus

(SLT- Algeria)-Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyay tirada rasmiga ah dalalka Afrika ee uu gaadhay caabuqa halista badan ee Coronavirus.

Warsaxaafadeed ka soo baxay ururka Midowga Afrika ayaa waxaa lagu sheegay in illaa hadda Afrika kiisas la xadhiidha cudurkaasi oo ka soo bilaamay Shiinaha laga helay illaa iyo lix dal, kuwaas oo kala ah Algeria, Nigeria, Egypt, Morocco, Senegal iyo Tunusia.

More in focus

To Top