Connect with us

somalilandtoday.com

Beelaha HABAR-JECLO iyo GARXAJIS Oo Is Laab-xaadhanaya

English

Beelaha HABAR-JECLO iyo GARXAJIS Oo Is Laab-xaadhanaya

Beelaha HABAR-JECLO iyo GARXAJIS Oo Is Laab-xaadhanaya

(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka Madax-dhaqameedka Beelaha Habar Jeclo iyo Gar-xajis ayaa shaaciyey inuu 15-ka bishan Magaalada Burco ka qabsoomayo Shir dhaqameed u dhexeeya labadaa beelood.

Shirkan oo ay Gogoshiisa fidisay Beesha Habar Jeclo ayaa waxa muddo uu qabsoomayo iyo ujeeddada laga leeyahay shaaciyey Suldaanka guud ee Beesha Habar Jeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali, kaasi oo Saxaafadda kula hadlay Hargeysa oo odayaasha labada dhinac kaga wada-hadleen diyaar-garowga Shirkaasi, Halkan hoose ka DAAWO

More in English

To Top