Connect with us

somalilandtoday.com

Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland oo Qaabiley Dhigiisa Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

focus

Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland oo Qaabiley Dhigiisa Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland oo Qaabiley Dhigiisa Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

(SLT-Hargeysa)-Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland, Sareeye guuto Axmed Cawaale Yuusuf Liibaan, ayaa magaalada hargeysa ku soo dhaweeyay taliyaha ciidanka asluubta ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Bashiir Axmed Xaashi oo booqasho ku yimi dalka.

Munaasibad loo sameeyay soo dhaweynta Commissioner-ka guud ee ciidanka asluubta DDSI ayaa waxa ka qaybgalay saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada jamhuuriyadda Somaliland iyo sidoo kale madax ka tirsan dawladda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top