Connect with us

somalilandtoday.com

Ramaax Oo Laga Eryay Xisbiga UCID

focus

Ramaax Oo Laga Eryay Xisbiga UCID

Ramaax Oo Laga Eryay Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax xoghayihii arrimaha gudaha xisbiga UCID iyo xoghayihii golaha dhexe Maxamuud Cali Muuse ayaa laga qaaday xilalka kadib markii ay dhawaan taageereen in la furo ururrada siyaasadda si xisbiyada mucaaradku meesha uga baxaan.

More in focus

To Top