Connect with us

somalilandtoday.com

Dagaal Tukaraq Ku Dhex-maray Somaliland Iyo Puntland

focus

Dagaal Tukaraq Ku Dhex-maray Somaliland Iyo Puntland

Dagaal Tukaraq Ku Dhex-maray Somaliland Iyo Puntland

(SLT-Laascaanood)-Ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland ayaa madaafiic aan tiro ahaan la garan karin waxa ay saacadihii la soo dhaafay isku waydaar-sadeen degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Goob-joogayaal ku sugan Tukaraq ayaa xaqiijiyay in maanta ay dhawaqa hubka culus ka maqleen jiidda u dhexaysa labada ciidan.

Waxaa la sheegay madaafiicdan ay is waydaar-sadeen Somaliland iyo Puntland inay geysteen khasaare kala duwan oo soo kala gaadhay dhinacyadan iyo dadka rayidka ah.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top