Connect with us

somalilandtoday.com

Nigeria Oo Xaqiijisay Kiiskii Ugu Horreeyey Ee Cudurka Coronavirus

focus

Nigeria Oo Xaqiijisay Kiiskii Ugu Horreeyey Ee Cudurka Coronavirus

Nigeria Oo Xaqiijisay Kiiskii Ugu Horreeyey Ee Cudurka Coronavirus

(SLT- Nigeria)-Dalka Nigeria ayaa xaqiijiyey kiiskii ugu horeeyey ee caabuqa cudurka coronavirus ee soo gaadha dalkan saxaraha Afrika ka hooseeya.

Saraakiil Nigerian ah ayaa xaqiijiyey in kiiskani uu la xidhiidho muwaadin u dhashay dalka Talyaanig oo soo qalay dalka Nigeria 24 February kaas oo la socday duulimaadka shirkadda diyaaradaha ee

Turkish Airlines oo iskaga soo gooshtay Milan iyo Istanbul.

Kiiskan ugu horeeyey ee Caabuqa coronavirus ee lagu arkay Afrika ayaa muujinaysa sidda cururkii ka dilaacay dalka shiinuhu uu hadda u gaadhay dalal badan afartameeye ka badan oo aduunka.

Tirade dadka ku dhintay caabuqa coronavirus ayaa gaadhaysa 2,800 oo ah tirada dhimashada guud ahaan dalka aduunka, halka cudurku uu ku dhacay inka badan 83,000 qof aduunka oo dhan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top