Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Iyo Xisbiyadda Mucaaridka Ah Oo Xal Ka Gaadhay Khilaafka Doorashooyinka

focus

Madaxweyne Biixi Iyo Xisbiyadda Mucaaridka Ah Oo Xal Ka Gaadhay Khilaafka Doorashooyinka

Madaxweyne Biixi Iyo Xisbiyadda Mucaaridka Ah Oo Xal Ka Gaadhay Khilaafka Doorashooyinka

(SLT-Hargeysa)-Waxa maanta oo Khamiis ah kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaasha Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADDANI, iyada oo kulankaas lagaga hadlay arrimo kala duwan.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa gadh-wadeen ka ahaa Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliland iyo Soomaaliya iyada ayna jirin cid kale oo kulanka ku wehlinaysay.

Dhinacyada ayaa heshiis ka gaadhay hanaanka doorashada Somaliland oo in mudda ah ay isku mari la’aayeen xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka ahi.

Ugu dambeyntii guddoomiyaasha xisbiyada Mucaaradka iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa isku raacay heshiis dhowr qodob ka kooban.

Goor dhaw la soco qodobada lagu heshiiyay iyo shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Madaxweyne Biixi iyo guddoomiyeyaasha UCID iyo WADDANI

More in focus

To Top