Connect with us

somalilandtoday.com

“Doorashada Waxa Noo Qabanaya Komishankii Hore…” Guddoomiye Cirro

focus

“Doorashada Waxa Noo Qabanaya Komishankii Hore…” Guddoomiye Cirro

“Doorashada Waxa Noo Qabanaya Komishankii Hore…” Guddoomiye Cirro

(SLT-Hargeysa)-Waxa si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii ka dhashay doorashooyinka, waxana Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ay kala saxeexdeen heshiis la xidhiidha sidii ay u qabsoomi lahaayeen doorashooyinka Wakiillada iyo Golleyaasha deegaanku.

Guddoomiye Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay heshiiska ay wada-gaadheen madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top