Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkadda HASS Petroleum Oo Beenisay Inay Inay Maal-Geliso Jabhadda Buuhoodle

focus

Shirkadda HASS Petroleum Oo Beenisay Inay Inay Maal-Geliso Jabhadda Buuhoodle

Shirkadda HASS Petroleum Oo Beenisay Inay Inay Maal-Geliso Jabhadda Buuhoodle

(SLT-Hargeysa)-Maamulaha guud ee shirkadda Shidaalka HASS Petroleum Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed ayaa si kulul uga jawaaabay eedaymo uu maanta u soo jeediyay Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirashiid Du’caale Qanbioo la xidhiidha in ay maalgelinayso jabhad Somaliland ka soo horjeeda oo laga sameeyay magaalada Buuhoodle, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top