Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynihii Hore Ee Masar Xusni Mubaarak Oo Geeriyooday

focus

Madaxweynihii Hore Ee Masar Xusni Mubaarak Oo Geeriyooday

Madaxweynihii Hore Ee Masar Xusni Mubaarak Oo Geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Masar, Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday Cisbitaal ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Qaahira.

Wuxuu ku dhintay da’da 91.

Xusni Mubaarak waxaa sannadkii 2011-kii xilka ka tuuray millatariga kaddib kacdoonkii ka dhacay dalkaas.

More in focus

To Top