Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyey Xaaladda Nabad-geliyo ee Deegaanka Shidan

focus

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyey Xaaladda Nabad-geliyo ee Deegaanka Shidan

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyey Xaaladda Nabad-geliyo ee Deegaanka Shidan

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha guurtidda Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa siweyn uga dayriyey xaalada nabadgeliyo ee deegaanka Shidan.

Deegaankaasi ayaa ah mid ay isku hayaan laba beelood oo walaalo ah oo wada dega, iyadda oo waxaa ay isku hayaana ay tahay Macdan laga helayh deegaankaasi, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top