Connect with us

somalilandtoday.com

Isbahaysiga Yemen Iyo Kooxda Xuutiyiinta Oo Ku Heshiiyey Inay Is Dhaafsadaan Maxaabiista

focus

Isbahaysiga Yemen Iyo Kooxda Xuutiyiinta Oo Ku Heshiiyey Inay Is Dhaafsadaan Maxaabiista

Isbahaysiga Yemen Iyo Kooxda Xuutiyiinta Oo Ku Heshiiyey Inay Is Dhaafsadaan Maxaabiista

(SLT-Yemen)-Dhinacyada isku haya dalka yemen ayaa isku raacay in ay is dhaafsadaan maxaabiista ay iska hayaan sida ay ku warameeso Qaramada Midoobay.

Heshiiskan ayaa imaanaya iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu sara usii kacayay dagaalka u dhaxeeya falaagada Xuutiyiinta iyo Isbahaysiga uu hogaamiyo Sucuudiga ee taageero dowladda Yemen.

Ku dhawaaqista isdhaafsiga maxaabiista ayaa lasugayay mudo dheer iyadoona heshiiskan ugu danbeen uu ka dhacay magaalada caasimada u ah dalka Jordan kadib maalmo uu halkaasi kulan kaga soconayay ergooyin kasocda falaagada Xuutiyiinta iyo dowladda uu caalamku aqoonsanyahay ee dalka yemen.

More in focus

To Top