Connect with us

somalilandtoday.com

Xiisad Ka Taagan Degmada Wajaale + Ganacsato La Xidhxidhay Iyo Sababta

focus

Xiisad Ka Taagan Degmada Wajaale + Ganacsato La Xidhxidhay Iyo Sababta

Xiisad Ka Taagan Degmada Wajaale + Ganacsato La Xidhxidhay Iyo Sababta

(SLT-Hargeysa)-Xiisad u dhaxaysa qaar ka mid ah ganacsata Somaliland, bulshada magaalada Wajaale iyo xukuumadda Somaliland ayaa ka taagan magaalo ganacsiyeeda Wajaale waxaana shalay xabsiga loo taxaabay qaar ka mid ganacsato dhawaan la hadlay warbaahinta, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top