Connect with us

somalilandtoday.com

Biixi Iyo Farmaajo Oo Ku Kulmay Addis Ababa

focus

Biixi Iyo Farmaajo Oo Ku Kulmay Addis Ababa

Biixi Iyo Farmaajo Oo Ku Kulmay Addis Ababa

(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku kulmeen madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya; Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo.

Ilo-diblomaasiyaddeed oo Addis Ababa ku sugan ayaa Wariye Khaalid Foodhaadhi u xaqiijiyay in kulanka labada madaxweyne oo maanta dhacay ay dhex-dhexaadinaysay dawladda Itoobiya.

More in focus

To Top