Connect with us

somalilandtoday.com

FARMAAJO Oo Kula Kulmay Addis Ababa Raysal Wasaaraha Canada

focus

FARMAAJO Oo Kula Kulmay Addis Ababa Raysal Wasaaraha Canada

FARMAAJO Oo Kula Kulmay Addis Ababa Raysal Wasaaraha Canada

(SLT-Addis Ababa)-Madaxweyne Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau, waxaana ay ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan leh.

Ra’iisul Wasaaraha Canada ayaa ka mid ah martida lagu casuumay shirka Midowga Afrika , waxaana uu olole ugu jiraa sidii dalalka Afrika uu taageero uga raadin lahaa Kursiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.

Canada waxay martigelisay Soomaali badan oo haatan kaalin mug leh ka qaata horumarka labada dal, waxaana uga mahadcelinaynaa fursadaha nololeed iyo waxbarasho ee ay la garab istaageen markii ay dalkaas tageen.

More in focus

To Top