Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALILAND: Wax Soo Saarka Dhinaca Beeraha Oo Kor U Kacay

focus

SOMALILAND: Wax Soo Saarka Dhinaca Beeraha Oo Kor U Kacay

SOMALILAND: Wax Soo Saarka Dhinaca Beeraha Oo Kor U Kacay

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muu’min Seed, ayaa sheegay in waxsoo saarka dhinaca Beeraha kor u kacay labadii sannadood ee la soo dhaafay.

Wasiir Axmed Muu’min Seed, ayaa sheegay in sababaha kobaha keenay ay qayb ka tahay joojinta Siidhkii dalka dibaddiisa laga keeni jiray, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top