Connect with us

somalilandtoday.com

7 Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dulleedka BURCO

focus

7 Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dulleedka BURCO

7 Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dulleedka BURCO

(SLT-Hargeysa)-Alle ha u naxariistee 6 qof ayaa ku dhintay shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka Burco iyo Sheekh.

Dad dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ayaa waxa la gaadhsiiyay Cisbitaalka guud ee magaalada Burco, Halkan hoose ka DAAWO

More in focus

To Top