Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga WADDANI Oo Kulan Ka Yeeshay Arrimaha Doorashooyin

focus

Xisbiga WADDANI Oo Kulan Ka Yeeshay Arrimaha Doorashooyin

Xisbiga WADDANI Oo Kulan Ka Yeeshay Arrimaha Doorashooyin

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga Waddani ayaa kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee xisbiga Waddani uu ku leeyahay magaalada Hargeysa.

Shirkan ayay ka soo qaybgaleen hoggaanka sare ee xisbigaasi iyo xubno ka tirsan fulinta xisbigaasi WADDANI, waxaana kulankaasi hagayay guddoomiye xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Shirkan maanta uu yeeshay xisbiga Waddani ayaa la iskaga xogwaraystay arrimaha doorashooyinka, siyaasadda dalka iyo hawlaha xisbiga WADDANI, sida lagu sheegay qoraal kooban iyo muuqaal ka soo baxay xisbiga Waddani.

More in focus

To Top