Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Gooriyooday

focus

Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Gooriyooday

(SLT-Hargeysa)- Alle ha u naxariiste waxa saaka geeriyooday Xildhibaan Ahmed Abdi Kaahin (Casood) oo ka tirsanaa mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland.

Geerida Xildhibaan Ahmed Abdi Kaahin (Casood) waxa xaqiijiyay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Mudane Cabdiqani M Caateeye (Fariid).

Alle ha u naxariuste Xildhibaan Ahmed Abdi Kaahin (Casood) oo ka mid ah mudaneyaasha laga sok doorto gobolka Salel ee galbeedka Somaliland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top